Singal Maadar
por
>Inkastoo ay dalka Maraykanka joogtay muddo dhowr sanadood ah, misna weli si fiican ulama qabsan nolosha Ameerika. Waxaa nafta u keenay oo ay nacday waraaqaha iska socda ee maalin walba guriga ugu yimaada. Waa hooyo keligeed ah oo korsota 4 …
- ● 71% match for you
- ● literary fiction
the long version
>Inkastoo ay dalka Maraykanka joogtay muddo dhowr sanadood ah, misna weli si fiican ulama qabsan nolosha Ameerika. Waxaa nafta u keenay oo ay nacday waraaqaha iska socda ee maalin walba guriga ugu yimaada. Waa hooyo keligeed ah oo korsota 4 carruur ah oo ay dhashay, mana haysato cid ama qof u gar-gaara ama gacan siiya. Waa keligeed iyo Allaheed. > >Dhibta qurbaha iyo dhulkii iyo dadkii ay ka soo dhooftay ayaa jaah-wareerinaya Aragsan. In muddo ah goortuu ku dhega-adkaaday ninkeeda Abshir bay go’aansatay in ay iska erido, waxayna ugu yeereysaa booliiska. > >Waxaa wel-wel, calool-xumo, isla-hadal aan xad laheyn ku haya nolosha ay ku nooshahay iyo wiilkeeda curyaanka ah. Waxaa waalaya xaalada qoyskii ay ka dhalatay. cid ugu garaabta, gacal iyo wehel u noqda ma haysato > >Ugu danbeyntii waxay tegi Rugta Carwada Xaywaanka, waxayna halkaa ka soo iibsanaysaa Keyd-aabbe (Reserve Daddy), si uu u caawiyo Singal Maadarada iyo carruurteedaba. > >Halganka adag, kharaar oo ay Aragsan marna isaga celineyso ninkeedii hore, oo ay weliba marna u hayso dareen cantar-baqash ah, marna ay isaga dhicineyso hey’addaha dowladda ee u hanqal taagaya carruurteda dayacan, wuxuu Aragsan u horkacaya nolol maskaxdeeda iyo maankeedaba raad ba´an ku reerbi karta. - [publisher](https://www.xlibris.com/en/bookstore/bookdetails/580275-singal-maadar)
Margaret's verdict
">Inkastoo ay dalka Maraykanka joogtay muddo dhowr sanadood ah, misna weli si fiican ulama qabsan nolosha Ameerika. Waxaa nafta u keenay oo ay nacday waraaqaha iska socda ee maalin walba …"
highlights
what readers held onto
No highlights yet. Be the first.
discussion
what readers said
No reviews yet. Finish it; tell us what you found.